garramid
(m.f.dh)

eeg garran². ld garran¹ (2.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garramid

xaajootan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
La x.: cid arrin kala garramid.

muddac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dici)
La m.: cid la garramid ama dacwiyid.

xaqtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Laba qof ama ka badan wax ay isku haystaan ka garramid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg