Garruun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno,/-ummo, m.dh)

Bur weyn oo madax buuran le.

Garruun

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive Isrogrogga:

1 (-uumay, -uuntay; -uumi) 1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Laamo iwm baarka sare ka jarid. 3. Si xun u abaahin (awr.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garruun

bud | bur | garruumee | garruumid | garruunnaan | garruunnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg