bud
(m.l)

Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bur¹.

bud
(m.dh)

1. Ciidda la tuuro qabriga dushiisa oo calaamad u ah. 2. Iil. 3. B. soo dheh: soo bixid (qorrax, dayax iwm).

lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*

Wax walba wax ayaa ku duugan.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bud

caabud [m.l]
ld caabid¹. caabid

caabud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld caabid². caabid

caabudid [m.dh]
ld caabidid. caabidid

caabudnimo [m.dh]
ld caabidnimo. caabidnimo

kaabsul [m.l]
Xuub qira yar oo daawo buda ahi ku jirto oo afka laga qaato. ld kaabsol. kaabsol

xabud [m.l]
1. Baruurta bogga korkiisa ka baxda. 2. Laab; xabad.

allacaabud [m.l]
ld ilaahcaabud.

allacaabudid [m.dh]
ld ilaahcaabudid.

alluumiiniyam ogsaydh [m.l] (-dhyo, m.dh)
(kiim.) Budo cad oo aan biyaha ku milmin. Way la falgashaa asiidhada iyo alkaliyadaba sababta oo ah waa laba-eefle.

awaare [m.l]
Ciid buda ah oo cagta, dabaysha iwm. si sahlan u kicin karaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg