garwaaqsad
(m.l)ld garwaaqsash.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garwaaqsad ↴
garwaaqsasho [m.f.dh]
eeg garwaaqso. ld garwaaqsad, garwaaqs.
xudduud [m.dh]
1. Duxda hadalka ama macnaha oraah lagu dhawaaqay ka dam-beysa. 2. Xusuus la sii dhadhansado, oo wax kolkaas la sheegay soo kiciyaan, lagu soo garwaaqsado. 3. Seere; soohdin; xad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg