Gasaaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Noocyada lo'da jaad ka mid ah oo gaagaaban, caal aan lahayn, lehna geeso yaryar iyo caano bada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gasaaro ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg