Gashan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gashan

caynsan | fasil | gashanaan | gashanaansho | illan | muldhiso | qawlalan | shukaysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg