muldhiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Laan, jir iwm dubka ka diirasho. 2. Qof hu'uu gashanaan ka wada furasho. 3. Madax qurdasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muldhiso

muldhisasho [m.f.dh]
eeg muldhiso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg