gashiisho
(m.dh)

Galley shiidan oo la kariyey; soor. ld geshiish.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gashiisho

kashiisho [m.dh]
Badar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caano; soor. ld gashiisho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg