Gawl

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Sumad xoolaha dhegaha looga yeelo ayadoo dhegaha dacalkooda la gooynayo. ld gow.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gawl

gawlallo | gowl | gowlallo | gundhi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg