Gundhi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabaha iwm lagu tolo. 2. ld gundhin.


Gundhi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xarig, madax iwm si tartiib ah oo aan joogto ahayn u nuuxin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gundhi

dano | gundhig | gundhig | gundhigad | gundhigasho | gundhigid | gundhigo | gundhin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg