gawracan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax gawrac la mariyey ahaansh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawracan

gawracnaan [m.f.dh]
eeg gawracan. ld gawracnaansh.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg