gayeysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld geyeysi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gayeysii

caaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof in uu wax ka caago gayeysiin.

eedsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Fal, arrin iwm ah oo cidi samaysay in ay natijijo xun kala kulanto gayeysiin.

ugaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Dabjoob in ay ugaar noqoto gayeysiin.

fededi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof in uu cabsi awgeed wax uga cararo gayeysiin.

garwaaqsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid in ay wax garwaaqsato gayeysii.

gayeysiin [m.dh]
ld geyeysii.

geyeysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid dhibaato badid. ld gayeysii, geyoodsi.

geyeysiin [m.f.dh]
eeg geyeysii. ld gayeysii.

geygeysiin [m.f.dh]
eeg geyeysii. ld gayeysiin, geyoodsii.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg