Gebi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Qar; jar; daan. 2. Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm laga galo. 3. G. ahaan: giddi; gebigood; giddigoo.


Gebi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Fool; mada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gebi

cadaadis-beege | dayaan | gabid | gabiib | gale | garraw | gebid | gebidhac | gebidhaclayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg