geddisasho
(m.f.dh)

eeg geddiso. ld gaddisad, gaddisasho, geddisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geddisasho

oodgeddisasho [m.dh]
ld oodrogasho.

fireyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Haad turub geddisasho.

gaddisasho [m.dh]
ld geddisasho.

rogo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
1. Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho. 2. Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho. 3. Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.

shubo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
1. Hoore, badar iwm meel ku geddisasho. 2. Xoolo wa-raabsasho.

xerageddisasho [m.f.dh]
eeg xerageddiso. ld xeragaddisad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg