Gedgeddoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomi.
Gedgeddoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gedgeddoon ↴
gadgaddoon | gedgeddoomid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg