Geedjinni

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nagaar weyn, leh caleemo balballaaran, miro kulkulucsan oo qodxo dusha ka leh, oo iniinihiisa lagu wareero marka la cun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedjinni


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg