geednugeyl
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Geedaha intooda lafta jilicsan, abaarta u adkeysi yar ee si sahlan loo tallaali karo, mirihiisa dhaqso u bislaadaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geednugeyl

dhalool [m.dh]
Magac guud oo kulmiya geednugeylka.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg