Geesasaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro. 2. Xarig yar oo marka lo'da la lisaayo geesaha looga xir.
Geesasaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Sac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geesasaar ↴
geesaari | geesasaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg