Geesoole
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Cayayaan leh labo gees dhaadheer iyo qolof adag. 2. Miro yicibeed oo aan la dhilin oo labadii qolfoodba le.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geesoole ↴
ahraam | birisam | isu'eg | salxaale | wareeq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg