Geesxir

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Neef lo'ah oo guri ku xiran oo aan dibad u daaq doona.

Geesxir

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

Haweeney ninkeedii aan la noolayn oo diidaysa. ld geesaxi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geesxir

geesaxir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg