gefer
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. G. ah: u tuuridda xarig loo tuuro ceel dheer. 2. G. ah: fardo aan la ilaalin oo banjoog a.

gefer
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fray, -fertay; -fri)

Xarig dheer ceel u tuuri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gefer

gefrid [m.f.dh]
eeg gefer.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg