gefsi
(m.l)

ld gefsash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gefsi

waasii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiay, -iisay)
Cid wax ay heli lahayd gefsiin. ld weysii.

seegseegid [m.f.dh]
eeg seegseeg². seeji lg2 (-iyay, -isay) Cid wax gefsiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg