gerqaad
(m.l)Hoggaaminta wax la hoggaamiyo ama la hor kac.
gerqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Wax hoggaami.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gerqaad ↴
gerqaadid [m.f.dh]
eeg gerqaad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg