gersur
(m.l)

Ciyaar qof meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka la surt.

gersur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Ka g.: Qof, meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka saarash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gersur

gersurasho [m.dh]
eeg halqaad (2): Shax la degay si loo ciyaaro hog u banneyn. ld gersuri.

gersurid [m.f.dh]
eeg gersur .

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg