Geshiinee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Ku g.: meel habeen ku dhixid marka safar dheer lagu jir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geshiinee


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg