Walwal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr. 2. Welwel, werwer. ld warwar¹, welwel¹, werwer¹.

Walwal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Cid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walwal

walaac | walwali | walwalid | walwalin | walwalsan | walwalsanaan | walwalsanaansho | warwar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg