Giiji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Xarig iwm xoog u togi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga giiji ↴
caymi | dhiibso | fagiiji | fagiijin | fagiijis | faylduub | giigsan | giigsanaan | giijin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg