Giirgiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaa.

Giirgiir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeeli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga giirgiir

giirgiiran | giirgiirid | giirgiiris | giirgiirnaan | giirgiirnaansho | mukulaalsabaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg