Giirtaag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Orgi yar oo da'diisu u dhexeyso shumbul iyo uguufa.

Giirtaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Neef riyo ah oo neef kale la diriraya dhogor kici.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga giirtaag

giirtaagid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg