Gilgil
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld gilgili.
Gilgil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Wax si xooq leh u ruxi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gilgil ↴
gilgilad | gilgilan | gilgilasho | gilgilid | gilgilmid | gilgilo | jiljil | jiljilid | riiji |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

