Gilgilo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-laday, -latay)1. Awr iwm suu u daadiyo wax korka ka saaran isruxid. 2. Ka g.: xumaan cid lagu samayn lahaa ka horimaansh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gilgilo ↴
gilgilasho | silsil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg