Silsil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo. 2. Biyo yar oo badar lagu mayro.
Silsil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)1. Badar biyo ku dhaqid. 2. Wax rabsho ku samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga silsil ↴
naastro | alifaatig | asiidh-bu'eed | asiidh-dufaneed | barroosin | buur-sameyn | dheefsade | gubasho | istarabtokokas | mashiingaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg