Gobannimaddoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Jabhad hubaysan oo u dagaallanta xurriyada gobol ama dal. 2. Qof ka tirsan jabha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gobannimaddoon


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg