gobnimo
(m.dh)Gob ahaansho. ld gobannimo (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gobnimo ↴
laandheer [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-raa, -rayd)
L. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.
laandheere [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Qof qabiil tira badan ka dhashay oo gobnimo ku faano. 2. Qabiil tiro badan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg