Gobo'

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gobo'

gobo' | gobo'layn | gobo'lee | gobo'maqaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg