Godgal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof dhintay, habeenka ama maalinta ugu horreysa ee uu qabriga u hoyd.
Godgal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)1. Qof dhintay, qabri u hoyasho. 2. U g.: wax sababtiisa awgeed u dhim.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godgal ↴
godgelid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg