godimmo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

ld godi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godimmo

godin [m.dh] (-dmo, ml.)
1. ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro. 2. Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya. 3. ld godan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg