Godin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dmo, ml.)

1. ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro. 2. Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya. 3. ld godan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godin

faas | foocaar | godan | gonfi | gudimmo | gudin | listan | loolso | masaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg