Gog

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-gag, m.l)

Dheegga geela saantiis.


Gog

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Wax is haysta, wax ka jarid. 2. Ka g.: Qaan horay loo qabay xoog cid uga godi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gog

ogog | ogogleh | raar | raarcaw | raargogol | waagii barafka | waalli | yacay | arar | araro |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg