Gogoldhaaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Oggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin kal.


Gogoldhaaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Naag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbali.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gogoldhaaf

dabammar | gogoldhaafid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg