Golee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

1. Cudurka gosha xoolo ku ridid. 2. Gole ka dhigid; gole u dhigid. 3. Gool ka dhelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga golee

geedgoleed | golayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg