golmaran
(m.f.kh)

1. Dheddig xoolaad ama dad oo aan uurkiisa ilmo ku jirin, caruurna nuujineyna. 2. Oori ciddoodi jirtay oo faramaran kaga timid. 3. Nin aan hub sidan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh golmaran

golmaranoobid [m.f.dh]
eeg golmaranow.

golmaranow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Golmaran noqosho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg