Golongol
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm darteed. 2. ld golongolid.
Golongol
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)Nafley gaajo iwm darteed la godasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga golongol ↴
golongolid | golongolsan | golongolsanaan | golongolsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg