Gondaqabo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. Luga qabasho. 2. Cid aad u baryid. ld gondaqabso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gondaqabo

gondaqabasho | gondaqabso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg