Gonfi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Bir adag oo dhuuban oo sida godinta daab qori ah leh oo ceelasha; xabaalaha iwm lagu qodo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gonfi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg