Goob-waqtiyeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(juqr.) Waqtiga bar kasta oo dhulka dushiisa ah kaasoo laga xisaabiyo booska qorraxda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goob-waqtiyeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg