Gooddi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.

Gooddi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gooddi

faalaxgooddi | faalaxgooddi | faalaxgooddin | faalaxgooddis | faalaxgooddiyid | falaxgooddi | falaxgooddi | falaxgooddin | falaxgooddis | falaxgooddiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg