Goodir
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diillimo dhinacyada kaga yaal. 2. G.ah: midab madow-xigeen ah oo geelu yeesho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goodir ↴
gaadeeryo | diirdiir | goodircad | goodirmadow |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

