Diirdiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Jaad ugaarta ka mid ah oo diillimo leh; goodir.

Diirdiir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cayayaan yar oo jilicsan, leh duf badan, wuxuu ku dulnoolyahay dhirta, aakhirutaankana wuxuu noqdaa balanbaalis, nirgadhoob iwm. ld diir².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diirdiir

diir | diirdiirran | diirdiirranaan | diirdiirranaansho | diirdiir-xariireed | malaa'ig | xariir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg