Googgoo
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)1. (f.g) Wax cad-cad ka dhigid. 2. (f.mg) Wax ka dhuumasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga googgoo ↴
googgoos | googgoosad | googgoosasho | googgooso | googgoyn | goosgoos |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg